Allbanaadir.com
GALMUDUGNEWS

Qoor Qoor oo saxiixay sharciyaynta degmooyinka cusub oo Galmudug lagu soo daray

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa saxiixay sharciyaynta degmooyinka Baxdo iyo Wisil oo kamid noqday degmooyinka rasmiga ah ee Galmudug.

Labadan Degmo ayaa horey waxaa usoo meel mariyay in ay kamid noqdaan degmooyinka maamulka Gobol Mudug golaha Wasiiradda iyo sidoo kale xildhibaanada maamulka Galmudug.

Degmooyinka Baxdo iyo Wasil oo ka kala tirsan gobolada Galgaduud iyo Mudug ayaa horey waxa auga dhacay dagaalo xooggan oo dadka deegaanka ula galeen dagaalyahano katirsan Al Shabaab oo weerar culus ku qaaday.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo caawa lagu dilay goob ganacsi ay ku sugnaayeen

Cabdi Cade

Ciidanka Dowladda oo soo afjaray weerarkii lagu qaaday maqaayada Peral iyo Masuuliyiin laga…

Cabdi Cade

Erdogan: “Waa in Israel lagula xisaabtamaa dembiyada dagaal ee ay geysatay”

Caydiid Ali
Taboola Ads ---