Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Wasaaradda Waxbarashadda DF oo digniin siisay dugsiyada hoose, dhexe & Sare ee dalka

Wasaaradda Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya ayaa ugu baaqday dhamaan Iskuulada dalka inay dhaqan geliyaan fulinta labiska Ardayda dhigata Iskuulada ee wareegtada ay kasoo saartay Wasaaradu, Tariikh: 5/6/2022.

“Fulin la’aanta amarkan Wasaaradda Waxbarashadda waxaa ay-u-arki doontaa amar diido waxaana laga qaadi doonaa tilaabo ku haboon waafaqsana sharciga dalka” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay Wasaarada oo u qornaa sidatan hoose.

Related posts

Abaanduulihii dhowaan loo magacaabay guutada 12-ka Apriil & Saraakiil kale oo qarax lagu dilay

Caydiid Ali

Somaliland oo sheegtay inuusan khuseyn go’aanka DF ku xireyso qunsuliyada Itoobiya ee Hargeysa

Caydiid Ali

Madaxweynaha Jubbaland oo Awaamiir siiyay Golihiisa Wasiirada (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---