Allbanaadir.com
NEWS

Madax katirsan Maamulad Jubbaland iyo Galmudug oo kahor yimid Magacaabista Xukuumadda cusub

War saxaafadeed si wadajir ah usoo saareen madaxweyne kuxigeenada dowlad goboleedyada Jubbaland iyo Galmudug ayey uga soo horjeesteen magacaabista golaha cusub ee wasiiradda uu
magacaabay Ra’isul Wasaare Xamse Barre.

Labada Madaxweyne kuxigeen ayaa sheegay in lagu xadgudbay nidaamka awwood qeybsiga beelaha, waxa ayna xuseen in aysan ku qanacsaneyn qoondada kaga soo aaday xukuumadda cusub.

 

Related posts

Aas Qaran oo Muqdisho loogu sameeyay Xildhibaan Saqar Ibraahim Cabdalla (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade

Uhuru Kenyatta oo ka horyimid Qorshe Ciidamada AMISOM sanadkan uga baxayaan Somalia

Cabdi Cade

Dal deris la’ah Somalia oo qoranaya 100 kun shaqaale Caafimaad iyo 4000 kun oo dhaqtar

Caydiid Ali
Taboola Ads ---