Allbanaadir.com
NEWS

Ergay Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo kormeer ku tagay xero kutaalla Garawe (Sawirro)

Ergeyga Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha iyo arrimiha bini,aadannimada Cabdiraxman Cabdishakur Warsame ayaa maanta kormeer ku tegey xero barakac oo kutaalla  Garowe

Ergeyga oo ay wehliyeen madax ka kala socotay golaha wasiirrada, maamulka gobolka iyo dowladda hoose oo ay ka mid ah ahaayeen wasiirka Gargaarka, Goddoomiyaha Gobolka iyo Xoghayaha Dowladda Hoose ayaa indho indheyn ka sokoow si hoose u xaal-wareystay guddiga kaamka iyo qaar ka mid ah qoysaska halkaas kusoo barakacay.

Guddiga kaamka iyo qoysaska oo si isku mid ah maamulka ugu ammaanay amniga ayaa waxa ay si isku mid ah uga cawdeen cunna yari daran iyo gargaar la’aan iyaga oo codsadey in kaalmo lalasoo gaaro.

Related posts

Cabdiweli Muudey oo Muqdisho kusoo laabtay Dhoolo Tus cajiib ahna sameeyay (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade

Dalal hor leh oo shaaciyey iney aqoonsi buuxa siinayan dowlada Falastiin

Caydiid Ali

Shir ka furmaya Sacuudiga oo la qaadacay & sumcada Max’ed bin Salman oo dhulka gashay

Caydiid Ali
Taboola Ads ---