Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Laftagareen: “62 sano ka dib Soomaaliya waxay weli ku jirtaa gumeysi qarsoon”

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa sheegay in xilligii ay Soomaaliya ka xoroobeysay gumeystihii Talyaaniga & Ingiriiska ay ahaayeen kuwo mideysan oo dowladnimada u hamuun qabay.

Laftagareen ayaa hadalkan ka jeediyey ka jeedinayay Munaabadda 1-da Luulyo oo lagu qabtay Baydhabo.

Waxaa uu xusay iney inay nasiib darro tahay in 62 sano kadib xilligaan dowladnimada Soomaaliya ay marxalad adag gashay, isla markaana uu dalka ku jiro gumeysi qarsoon oo meelo kale laga soo maleegay.

Laftagareen ayaa intaasi ku daray in  dhalinyarada Soomaaliyeed maskaxda laga qabsaday, isla markaana dadkooda, dowladooda iyo calankooda intaba lagu diray, isagoo magac dhabin cida Soomaaliya gelisay gumeysiga qarsoon gelisay

 

Related posts

DEG DEG: Qarax gaari oo goor dhow ka dhacay Muqdisho iyo khasaare ka dhashay

Caydiid Ali

Dowlad fasaxday in labo nuuc oo daawo ah loo isticmaali karo cudurka Caronavirus 

Cabdi Cade

Farmaajo & Madax kale oo ka qeyb galay caleemo saarka Madaxweynaha KG (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---