Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Wasaaradda Waxbarashada oo shaacisay Jadwalka Imtixaanka dugsiyada sare

Xafiiska Imtixaanaadka iyo Shahaadooyinka ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare JFS, waxaa uu la wadaagay ardayda Soomaaliyeed ee -u-fariiisanaya Imtixaanka sanad dugsiyeedkaan 2021/22 jadwalka imtixaanka fasalka 12aad.

Imtixaanka waxaa uu  bilaaban doonaa 18ka Juunyo, 2022 oo ku beegan maalin sabti ah. Jadwalkaani wuxuu qeexaya sida maadooyinku-u-kala horreyn doonaan.

Wasaaraddu waxay ardayda Soomaaliyeed u rijayneysaa guul iyo mustaqbal horumarsan.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Daawo Sawirada: Sida Quruxda badan ee loogu Damaashaay Xaafada Daaru Salaam ee Muqdisho

Cabdi Cade

Maxkamad go’aan KMG ah ka gaartay kiiskii loo heystay Duqa magaalada Nairobi

Caydiid Ali

Rooble oo sheegay in dilka Xildhibaanad Aamino iyo Weerarkii Xalane ay isku xiran yihiin

Caydiid Ali
Taboola Ads ---