Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Musharraxii tartanka adag la galay Madaxweyne Musaveni oo gaaray Hargeysa (Sawirro)

Musharraxii mucaaradka ee tartanka adag la galay Madaxweynaha Ugandha Yuweri Musevini, Bobi Wines ayaa gaaray magaalada Hargeisa ee xarunta Somaliand.

Bobi Wine, oo ay da’diisu tahay 36 jir magaciisu saxdana uu yahay Robert Kyagulanyi, oo ku soo caan baxay heesaha Pop-ka ayaa sanadihi u dambeeyey u diga rogtay siyaasadda isaga oo laf dhuungashay ku noqday Madaxweynaha Uganada Yuweri Musevini.

Bobi ayaa magaalada Hargeisa uga qayb galaya shir caalami ah oo ay marti gelisay Somaliland.

Shirkaasi oo ka qayb galeen ergo ka kala socotay 14 dal ayaa looga arrinasanayaa arrimo ay ka mid yihiin amniga iyo dhismaha dawladnimada.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Guuleed uu la kulmay xubnaha goleyaasha DF ee ka soo jeeda Somaliland (Sawirro)

Caydiid Ali

Xulka kubada cagta Somalia oo galabta ka haray Isreeb-reebka Koobka Adduunka

Caydiid Ali

Ra’isul Wasaare Rooble oo shaaciyay in Farmaajo iyo Kheyre u siman yihiin

Cabdi Cade
Taboola Ads ---