Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Raisul Wasaare Rooble oo mar kale la kulmay Shiikh Maxamed Bin Zayid Al-Nahyan

Ra’iisul Wasaaraha Somalia Mudane Maxamed  Xuseen Rooble ayaa nar kale maanta la kulmay madaxwaynaha Dowladda Isutagga Imaaraadka Sheikh Maxamed Bin Zayid Al Nahyan.

Kulankaan oo ka dhacay Guriga Madaxwaynaha ayay labada mas’uul uga wada hadleen iskaashiga labada dal iyo sidii dawladda Imaaraadku u xoojin lahayd taageerada ay siiso Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Khamiistii soo gaaray Abu Dhabi ayaa madaxda ugu sarreysa Imaaraadka la lahaa kulammo diiradda lagu saarayay xoojinta iskaashiga iyo xiriirka walaalnimo ee labada dal ee walaalaha ah.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Masuuliyiin la kulmay ehelada labadii qof ee lagu dilay Muqdisho (Daawo Sawirro)

Cabdi Cade

Maleeshiyaad la wareegay dhul dowladda ka burburisay dadkii deganaa

Cabdi Cade

(Sawirro) Xasan Shiikh oo ka qeyb-galay shirka Q/Midoobay ee la dagaallanka cunto-yarida

Caydiid Ali
Taboola Ads ---