Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Tirinta codadka oo socota iyo Xassan Shiikh oo illaa hadda ku horeeya

Waxaa socota tirinta codadka wareega 2aad ee doorashada madaxweynaha Somalia, waxaana la furay sanaadiiqda codadka lagu ridayey.

Codadka ay kala helayaan musharaxiinta ayaa ah kuwo aad isku dhow.

Codadka illa hadda lagu dhawaaqay ayaa waxaa ku horeeya musharaxa Xassan Shiikh Maxamuud, sidoo kale waxaa tiro codad ah helay, Farmaajo, Saciid deni iyo Xassan Cali Khayre.

Waxa la filayaa in marka ay tirinta dhamaato uu gudoonka Baarlamanku si rasmi ah ugu dhawaaqo tirada codeysay iyo sida loo kala helay, waxaana la filayaa in wareegn 3aad la galo haddii la waayo musharax hella kala bar codadka la dhiibtay sida dastuurku helayo guuleysanaya.

LA SOCO WIXII SOO KORDHA INSHA ALLAH

Related posts

Mareykanka oo hubkiisa ugu culus geynaya dalka …

Cabdi Cade

Daawo:-Maxay tahay Saameynta Dowladaha Bariga dhexe & Geeska Afrika ee Doorashooyinka Soomaaliya 2021!

admin

Labada Aqal oo ansixiyay xubnaha guddiga doorashooyinka xlli foodo socotay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---