Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Tirinta codadka Wareega labaad oo dhamaatay (Sida codadka loo kala helay)

Waxaa la soo gebagebeeyey tirinta codadka wareega labaad ee doorashada Madaxweynaha Somalia ee ka socota magaalada Muqdisho.

Wareegan oo ahaa mid si adag loogu loolamay ayaa waxaa ku tartamay afar musharax oo ka soo gudbay wareegii hore ee doorashada, kuwaasoo kala ah

1-Saciid Cabdullaahi Deni 68 cod
2-Maxamed Cabdullaahi Farmaajo 83 cod
3-Xasan Shiikh Maxamuud 110 cod
4-Xasan Cali Kheyre 63 cod

Sida uu sheegay gudoonka baarlamanka Wareega ugu dambeeya ee doorashada ayaa waxaa u soo gudbaya labada musharax ee ugu codadka badnaa wareegii labaad oo kala ah

1-Max’ed C/llaahi Farmaajo
2-Xassan Shiikh Max’uud

Related posts

Cabsi Xooggan oo ka jirta Baledweyn iyo Buundooyinka oo loo diiday in gaadiidka maraan

Cabdi Cade

Ciidamo katirsan NISA oo caawa xirtay waddooyinka gala garoonka Aadan Cadde iyo Shaki laga…

Cabdi Cade

Madaxweyne Guudlaawe oo xilka ka qaaday Wasiir mid cusubna magacaabay (Wareegto)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---