Allbanaadir.com
NEWS

Guddoonka gollaha Shacabka oo la kulmay Kate Foster iyo xubno la socday (Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Guddoomiye ku Xigeenka Golaha Shacabka marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa maanta waxay kulan la qaateen safiirka boqortooyada UK marwo Kate Foster.

Safiirka UK marwo Kate Foster ayaa Guddoonka Golaha Shacabka ugu hambalyeysay xilka loo doortay Guddoonka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya.

Kulanka ayaa waxaa diiradda lagu saaray habsami u socodka hannaanka doorashada madaxweynaha JFS ee looga gol leeyahay in ay ku dhacdo qaab hufan, nabdoon oo lagu wada qanacsan yahay.

Related posts

Magaalo ku taalla Somalia oo laga mamnuucay kaalimaha Shidaalka & Sababta ka dambeysa

Caydiid Ali

Daawo Sawirro: Barafka faraha badan ee saameeyey nolosha Magaalooyin ka tirsan Yurub

Caydiid Ali

Madaxweyne Erdogan oo Tacsi u diray Madaxweynaha Isra’iil niyadana u qaboojiyay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---