Allbanaadir.com
NEWS

Guddiga Doorashada Galmudug oo Shaaciyay habraacada Doorashada Saddex Kursi

Guddiga maamulka Doorashada heer Dowlad goboleed Galmudug ayaa shaaciyay habraaca doorashada saddex kamid ah kuraasta xildhibaanada gollaha shacabka ee lagu dooranayo magaalada Gaalkacyo.

Doorashada kuraastan oo guddiga horey u shaaciyay ayaa dib u dhac ku yimid ,kaddib markii khilaaf hareeyeen doorashada kuraasta qaar , hasa ahaateen guddiga ayaa xalay soo saaray habraaca doorashada saddexdan kursi.

Qoraalka kasoo baxay guddiga doorashada Galmudug ayaa lagu shaaciyay in doorashada kuraastan la qabanayo 13-ka Maarso oo ku beegan beri oo axad ah, halka Musharaxiinta kuraastan maanta qaadanayaan shahaadada musharaxnimo.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

https://www.youtube.com/watch?v=tzPuvZCIrVM

Related posts

Muxuu Deni ku soo arkay Safaarada Somalia ku leedahay Lusaka-Zambia? (Sawirro)

Caydiid Ali

Madaxweyne Deni oo Magacaabay guddi ka kooban Wasiiro & Saraakiil (Sawirro)

Caydiid Ali

Madaxweyne Guudlaawe oo lagu soo dhaweeyay Moqokori (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---