Allbanaadir.com
GALMUDUGNEWS

(Akhriso) Jen. Xijaar oo xilalkii ka xayuubiyey taliyeyaasha Booliska Shan degmo

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa xillalkii ka qaaday taliyeyaasha Saldhigyada Shan ka mid ah degmooyinka Maamulka Galmudug iyo Saraakiil kale.

Wareegto uu soo saaray Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Cabdi Xasan Maxames Xijaar oo loo gudbiyay talisyada Ciidamada Booliska Gobolada Mudug & Galgaduud & hoggaanadooda ayaa waxaa xilalkii looga qaaday Taliyeyaasha Saldhigyada Booliska, Guriceel, Cadaado, Matabaan, isagoo taliyeyaal u Magacaabay Saldhigyada degmooyinkaas iyo Taliska qeybta Booliska Gobolka Mudug.

HOOS KA AKHRISO MAGACYADA TALIYEYAASHA CUSUB

Related posts

Ciidamada Itoobiya oo nafta u keenay qaxooti reer Suudaan ah iyo qax cusub oo bilowday

Cabdi Cade

Ra’isul Wasaare Xamse oo shaaciyay hal hadaf oo ka go’an dowladiisa

Cabdi Cade

Ciidamo katirsan Birmadka Madaxtooyada Puntland oo dhoolo tus sameeyay (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---