Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Ra’iisul Wasaare Scott Morrison oo loo heysto hees uu si foolxun u qaaday

Fannaaniinta ee dalka New Zealand ayaa weerar ku qaaday Ra’iisul Wasaaraha Australia, Scott Morrison, kaddib markii sida ay sheegeen uu heestooda si xun u qaaday, kuna cayaaray laxankeeda.

Dad badan oo baraha bulshada adeegsada ayaa ka falceliyay sida uu ra’iisul wasaaraha Australia ugu luqeeyay heesta Ukulele.

Heesta ayaa waxay ku saabsan tahay qalalaasaha dublamaasiyadeed ee ka dhaco dhinaca kale ee dunida.

Heestan oo loo yaqaanno ukulele lana qaaday 1977-kii ayaa Raisul wasaraha waxaa uu qaaday isagoo bixiniyay wareysiga ololaha doorashadiisa ka hor.

Sidoo kale Morrison ayaa waxaa lagu dhaleeceeyey fasaxa uu ku tagay Hawaii 2019-kii, markaasoo uu kaymaha Australia dab aad u xoogan ka kacay.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Al Shabaab oo sheegatay Masuuliyada dil Muqdisho loogu geestay Nadiir Maxamed Kheyre

Cabdi Cade

Laftagareen: “Anigu ma codsan muddo kordhin ee Baarlamanka K/Galbeed ayaa sameeyey”

Caydiid Ali

Arday lix sano jir ah oo macalimadisa ku toogtay fasalka dhexdiisa (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---