Allbanaadir.com
NEWS

Abwaan Cabdikariin Jiir oo goordhaw ku geeriyooday magaalada Muqdisho

Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho ku geeriyooday Allaha u naxariistee  Abwaan Cabdikarin Faarax Jiir oo ahaa mulaxamiistihii weyn , oo mudooyinkan ku xanuunsanaa isbitaal kuyaalla Muqdisho.

Ehelada marxuumka iyo abwaano aad ugu dhawaa Cabdikarin Faarax Jiir ayaa geeridiisa warbaahinta goordhaw u xaqiijiyay, waxaana mulaxamiistaha maalmihii lasoo dhaafay ku jiray xaalad adag oo dhinaca nolosha ah .

Masuuliyiin katirsan dowlada Soomaaliya, abwaano, fanaaniin iyo dad kale bulshada Soomaaliyeed magac ku leh ayaa si weyn uga tacsiyadeeyay geerida goordhaw ku timid Cabdikarin Faarax Jiir.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

https://www.youtube.com/watch?v=GsckAZ0YL1w&t=22s

Related posts

Madaxweyne Waare & Xildhibaanada baarlamanka Hirshabelle oo heshiis cusub gaaray

Caydiid Ali

DEG DEG: Xassan Shiikh oo agaasime cusub u Magacaabay Madaxtooyada Qaranka

Caydiid Ali

Qax iyo jahwareer soo wajahay saraakiisha Al Shabaab ee Jilib jooga

Cabdi Cade
Taboola Ads ---