Allbanaadir.com
MUUQAALONEWS

Rooble oo Guddi baaritaan u Magacaabay weerarkii ka dhacay Xafiiskiisa (Magacyada)

Iyada oo la fulinayo Go’aankii Golaha Wasiirrada, Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddi ka kooban Shan Wasiir kuwaasoo baaris rasmi ah ku samayn doona dhacdadii 27 December la isku dayay in la afgambiyo Xafiisyada Ra’iisul wasaaraha iyo Xukuumadda

Wasiiradaan ayaa kala ah.

1- Cabdulqaadir Maxamed Nuur Wasiirka gaashaandhigga—Guddoomiye.

2- Cabdullaahi Maxed Nuur Wasiirka Amniga Gudaha.

3- Cabdullaahi Abuukar Xaaji – Wasiirka Waxbarashada.

4- Gen Bashiir Maxamed Jaamac, Wasiiru dowlaha Hawlaha Guud.

5- Cabdixakiim Xasan Ashkir, Wasiiru dowlaha Xafiiska Ra’iisul wasaaraha.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa faray Xubnaha Guddigaan in ay baaristooda ku soo gabagabeeyaan muddo todobaad ah.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

 

Related posts

Xiisad ka dhex aloosan Wasaarada amniga & Maamulka Gobolka Benaadir

Caydiid Ali

Askar ku dhimatay Rasaas xalay loo ridayay Dabaal dega xuska 26-ka Juun

Cabdi Cade

Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo shaaciyay arrin uu dhibsaday uu ku arkay Madaxtooyada

Cabdi Cade
Taboola Ads ---