Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Hooyo Qaali Max’uud Guhaad oo War cusub ka soo saartay Kiiska Ikraan Tahliil

Qaali Maxamuud Guhaad oo ah Ikraah tahliil Hooyadeed ayaa maanta shir jaraa’id ku qabatay magaalada Muqdisho, iyadoo sheegtay in dacwada gabadheeda ka furan aysan waxba iska bedelin

Waxay sheegtay in xubnaha ku eedeysan dilka gabadheeda aysan weligood ka hari doonin hadii ay xilal iyo xildhibaano noqdaan xitaa inta ay gabadhooda ka heleyso cadaalad.

Qoraal ay soo saareen qoyska Ikraan ayaa waxaa ay ku sheegeen war xaqiiqada ka fog hadalkii kasoo baxay Xeer Ilaalinta Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee eeda dilka gabadhooda ka bari yeelay dilka gabadhooda.

HOOS KA AKHRISO QORAAL AY SOO SAAREEN

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Madaale oo soo saaray awaamiir G/Banaadir looga Mamnuucay..

Caydiid Ali

Wasiirka Difaaca oo kormeer ugu tagay Ciidamo katirsan Kumaandooska dalka (Sawirro)

Cabdi Cade

Ciidanka Badda oo soo badbaadiyey doonyo kalluumeysi & Taliyaha Booliska oo booqday (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---