Allbanaadir.com
NEWSPUNTLAND

Taliska PSF oo shaaciyay in ay bur burtay xabad joojintii dagaalka Boosaaso

War qoraal ah oo kasoo baxay taliska ciidamada PSF ee dagaalka kula jira ciidamada kale ee Puntland ayaa lagu sheegay in ay bur burtay xabad joojintii ay soo jeediyeen Isimadda iyo culimada Puntland.

PSF ayaa sheegtay in wasiirada iyo saraakiisha ciidamada Puntland ee jooga magaalada Boosaaso ay sii hurinayaan colaada, waxa ayna sheegeen in iyagu aay joogaan xaruntooda ayna iska difaacayaan cidii kusoo duusha.

Warkan kasoo baxay PSF ayaa imaanaya xili qoraal kasoo baxay Madaxtooyada Puntland lagu eedeeyay ciidamada PSF laguna sheegay in ay jabiyeen xabad joojintii ayna madaafiic culus ku garaaceen magaalada Boosaaso.

Halkan ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay PSF

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

DF oo la wareegtay Gaadiid Gaashaaman & qalab Milateri (Sawirro)

Caydiid Ali

(Sawirro) Deni & danjire C/fitaax C/hi Xasan oo shir jaraa’id ku qabtay Madaxtooyada Puntland

Caydiid Ali

Israel oo haween & caruur ku leysay Iskuul gabaad u ahaa dad shacab ah (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---