Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Akhriso) Guddiga doorashada Somaliland oo shaaciyey doorashada 16 kursi

Guddiga Maamulka doorashada kuraasta Somaliland ayaa shaaciyey iney qaban doonaan doorashada 16 kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka.

“Waxaa aanu shaacinaynaa in Guddiga Maamulka doorashada kuraasta Somaliland ay u soo gudbiyeen GHDHF in ay qaban doonaan 16 kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka BFS sidaa darteed waxa aanu ku wargalinaynaa beelaha kuraastaa leh in ay 1/12/2021 ay yimaadaan xarunta Guddiga SEIT” ayuu yiri

HOOS KA AKHRISO SUMADA 16-KA KURSI EE LA DOORANAYO

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Ciidamo cusub oo Milatari ah oo la geeyay Degmo Al Shabaab Go’doomiyeen (Sawirro)

Cabdi Cade

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun ku riday Cabdalla Axmed Muumin

Caydiid Ali

Wasiir Sabriye oo mar kale ka biyo diiday Qorshe uu watay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir

Cabdi Cade
Taboola Ads ---