Allbanaadir.com
NEWS

Midowga Musharaxiinta oo War kulul ka soo saaray boobka doorashada Golaha shacabka

Midowga Musharaxiinta ayaa goor dhow soo saaray bayaan ka kooban labo bog oo ka soo baxay kulamo maalmahan uga socday magaalada Muqdisho oo looga hadlay boobka lagu hayo doorashada golaha shacabka.

Midowga Musharaxiinta ayaa ayaa caddeeyay in waxa socda aan lagu tilmaami karin doorasho oo ay tahay boob qaawan oo dalka u horseedi karta qalalaase siyaasadeed, xasillooni darro iyo Nabadgelyo la’aan.

Waxay kaloo ay caddeeyeen in mas’uuliyadda ka dhasha boobka doorashada ay qaadi doonaan Madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowlad goboleedyada.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA OO DHAMEYSTIRAN:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Iska horimaad dhimasho Sababay uuna ku dhaawacmay Taliye ciidan oo ka dhacay Muqdisho

Cabdi Cade

Maxaa ka jira in Madaxweyne Xasan Sheekh la wareegay Shaqadii Xafiiska Ra’isul Wasaare Xamse ?

Cabdi Cade

Xiliga Soomaaliya la keenayo Tallaalka cusub ee COVID-19 oo la shaaciyey

Caydiid Ali
Taboola Ads ---