Allbanaadir.com
JUBALANDNEWS

Ciidamada Danab iyo kuwa NISA oo howlgal qorsheesan si wadajir ah u fuliyay (Sawirro)

Ciidamada milatariga Soomaaliya gaar ahaan Ururka 5Aad Guutada 16aad Ee Kumaandosta Danab iyo ciidamada Nabad Sugida Jubbaland ayaa howlgal qorsheesan ka fuliyay deegaano kuyaala duleedka magaalada Kismaayo.

Howlgalkan ay sida wadajirka ah u fuliyeen ciidamada Nabad iyo kuwa Jubbaland ayaa ka dhacay deegaanada Labi_Kus, Qudus, Yaaq_Dabeeyl iyo Dharkeeyn oo kuyaala Galbeedka Magaalada Kismaayo.

Saraakiil hogaamineysay howlgalka ciidanka ayaa sheegay in ciidamada bur buriyeen xarumo ay lahaayeen Al Shabaab gaar ahaan goobo canshuurta lagu qaadi jiray iyo goob kale oo la sheegay in Maxkamad u aheyd Al Shabaab.

Ciidamada Danab iyo kuwa maamulka Jubbaland ayaa siyaabo kala duwan deegaano dhaca duleedka magaalada Kismaayo uga fuliya howlgalo qarsoodi ah ay ku beegsadaan goobo ay joogaan Al Shabaab.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Iran oo ka hadashay eedeynta ah in qorsheeyeen dilka Donald Trump

Cabdi Cade

Muwaadinkii ugu horeeyay oo Soomaali ah oo Sanadkan cusub lagu dilay Koonfur Afrika

admin

Puntland oo War kasoo saartay Shirka Garawe ka dhacaya ee Rooble uusan ka qeyb galeyn

Cabdi Cade
Taboola Ads ---