Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Natiijada doorashadii uu ku soo baxay Mahdi Guuleed oo la hakiyey (Dacwad laga gudbiyey)

Guddiga Xalinta Khilaafaadka doorashooyinka ayaa hakiyay ku dhawaaqista Natiijada rasmiga ah ee kursiga sumadiisu tahay HOP-239 oo shalay loo doortay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka Mahdi Guuleed.

Sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay Guddiga ayaa lagu sheegay inuu qabtay dacwad uu soo gudbiyay Musharax Xuseen Carab Ciise oo kurisgaas ku fadhiyay, waxaana la faray Guddiga hirgelinta doorashada in la hakiyo ku dhawaaqista natiijada rasmiga ee kursigaas inta Guddiga Xalinta Khilaafaadka uu go’aan ka gaarayo dacwada laga soo gudbiyay.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA GUDDIGA XALINTA KHILAAFAADKA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Wasiirro ku hanjabay in ay bur burin doonaan Xukuumadda Isreal iyo Sababta keeneysa

Cabdi Cade

Mukhtaar Roobow oo mar kale ku celiyay in Musharax Madaxweyne yahay !! (Daawo Sawirada)  

Cabdi Cade

Mareykanka oo ka hor yimid qorshaha Israel ku weerarayso degmada Rafah

Caydiid Ali
Taboola Ads ---