Madaxweyne Lafta Gareen oo la kulmay Wakiilo ka socday Beesha Caalamka (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan la qaatey wakiilo ka socdey beesha caalamka oo ay uga horeyso kuxigeenka Wakiilka qaramadda midoobe ee soomaaliya ayna qeyb ka ahaayeen safiirada UK iyo Midowga Yurub.

kulanka waxaa looga hadley Xaalada Dadkii laga soo musaafuriyey Laascaanood,
Amniga guud Iyo Doorashooyinka Aqalka hoose ee La filayo in ay ka bilaabadaan deegaanada Dowlad gobaleedka koonfur galbeed.

Madaxweyne Lafta gareen ayaa warbixin ka siiyay Wakiilada Beesha caalamka xaalada dadka laga soo barakiyay Somaliland iyo sidoo kale halka ay marayaan diyaar garowfa Doorashada Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka.

- Advertisement -