Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Shirkadaha Isgaarsiinta dalka oo soo saaray War Saxaafadeed Xasaasi ah (Akhriso)

War Saxaafadeed maanta kasoo baxay qaar kamid ah Shirkadaha Isgaarsiinta dalka ayaa looga soo horjeestay habraacii loo maray xulashada xubnaha Hay`adda Isgaarsiinta Qaranka ku matalaya Qeybaha Isgaarsiinta Dalka.

Shirkadahan ayaa sheegay in si cadaalad ah aan loo maray xulshada Xubnaha Isgaarsiina Qaranka, waxa ayna xuseen in hal shirkad laga soo xulay inta badan xubnaha Hay’adaha Isgaarsiinta matalaya.

Halkan ka Akhriso War Saxaafadeedka kasoo baxay Shirkadaha Isgaarsiinta

 

 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Maamulka Hirshabelle oo sidii la filayay Mudo kororsi sameestay iyo Sababta keentay

Cabdi Cade

Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo soo saartay qeylo-dhaan & baaq deg deg ah

Caydiid Ali

Jubbaland oo War ka soo saartay sababta Kismaayo loogu diiday Cabdi Cali Raage

Caydiid Ali
Taboola Ads ---