Galmudug oo shaacisay doorashada 8 ka mid ah kuraasta Golaha shacabka & jadwalkooda

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Galmudug ayaa shaaciyey qabashada 8 ka mid ah kuraasta Golaha shacabka oo deegaan doorashadoodu tahay magaalada Dhuusamareeb.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

 

- Advertisement -