Allbanaadir.com
NEWS

Labo Shaqo oo Muhiim ah oo ka Banaan Shirkada Korontada ee Blue Sky

Shirkada Korontada Blue Sky Energy ayaa soo bandhigtay Shaqooyin ka banaan shirkadaasi si ay uga faa’iideestaan dadka aqoonta leh ee dalka jooga un asoo gudbistaan codsiyadooda shaqo.

Labada Shaqo ee Shirkada Blue Sky soo bandhigtay kana banaan ayaa kala ah Commercial Director iyo sidoo kale Chief Technical Officer (CTO)

Halkan ka Akhriso Shaqooyinka Shirkada ka banaan iyo Shuruudaha ku xiran

BSE Vacancies

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Riyadii Quruxda badneyd ee Jiifka iidiiday, Allow Run ka dhig !!! .

Cabdi Cade

Xasan Sheekh oo ka qeyb galay kulan loogu duceeyay Axmed Siilaanyo (Sawirro)

Cabdi Cade

Booliska Soomaaliya oo war ka soo saaray weerarkii Hotelka SYL iyo Khasaaraha ka dhashay

Caydiid Ali
Taboola Ads ---