Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Xafiiska Rooble oo War cusub ka soo saaray doorashada Gudoonka guddiga Somaliland

Xafiiska Ra’isul Wasaaraha Somalia ayaa ku adkeeyay in doorashada Hogaanka guddiga doorashada kuraasta labada Aqal ee Somaliland ay noqoto mid daah furan oo lagu qabto waqtigeeda.

Qoraal ka soo baxay xafiiska RW Rooble oo uu ku saxiixnaa Wasiiru-Dowlaha Xafiiska Ra’isul Wasaaraha ayaa lagu faray Hey’addaha dowladda iyo daneeyayaasha caalamiga inay kor joogteeyaan doorashada guddoonka guddiga oo maalinta Sabtida lagu qaban doono hoolka Afisyooni.

Guddiga doorashada Somaliland ayaa dhowaan labo guddoomiye oo labo garab ah kala doortay, taasoo caqabad weyn ku keentay howshii doorashada kuraasta labada aqal, waxaana labada garab kala hogaamiya RW ku Xigeenka Mahdi Guuleed &  Gudoomiyaha Aqalka sare Cabdi Caashi

Hoos ka akhriso qoraalka

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Dowladda oo soo dhaweysay Qaraarkii kasoo baxay Golaha Ammaanka

Cabdi Cade

Caasimada Kyiv oo xalay marti gelisay duqeyn culus & Wararkii u dambeeyey Ukrine (Sawirro)

Caydiid Ali

Maxaa Kusoo Beegay Mudaaharaadka Hubeysan Maalinta Kenya Loo Jaray Xirrirka?

Cabdi Cade
Taboola Ads ---