Allbanaadir.com
NEWS

Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal oo soo saaray Qoraal Wargelin ah

Guddiga doorashooyinka Heer federaal qoraal goordhaw kasoo baxay ayaa lagu cadeeyay in la hirgaliyay Go’aankii Raisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya ku baabi’iyay doorashadii hogaanka guddiga Doorashada is khilaafsan ee Gobolada Waqooyi.

Qoraalka kasoo baxay Guddiga Doorashooyinka heer federaalka ayaa lagu wargaliyay Guddiga maamulka dooorasha kuraaska gobolada waqooyi ee Somaliland in sabtida la qabanauo Doorashada Hogaanka guddiga.

 

Related posts

Farmaajo oo Lacagtii ugu badneed siiyay Xildhibaanada iyo Musharaxiinta qaar oo iyana lacago badan bixiyay

Cabdi Cade

Madaxtooyada oo War kasoo saartay Safarka Madaxweyne Farmaajo ku aaday Kenya

Cabdi Cade

Ciyaaryahan caan ah oo ilmada ceshan waayay xilli uu Warbaahinta la hadlayay !

Cabdi Cade
Taboola Ads ---