Allbanaadir.com
JUBALANDNEWS

Liiska qaar kamid ah Musharaxiinta u tartamaysa Aqalka sare oo lasoo saaray

Guddigga hirgalinta doorashooyinka dadban ee heer Dowlad Gobaleed ee Jubbaland  ayaa goordhaw shaaciyay qaar kamid ah liiska xubnaha ku tartami doona doorashada aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Fedraalka ah ee Soomaaliya.

Magacyada xubnahan u tartamaya  aqalka sare ee matali doona maamulka Jubbaland ayaa waxaa soo gudbiyay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, waxaa sidoo kale la filayaa in uu soo gudbiyo Axmed Madoobe xubnaha kale ee harsan.

Guddigga hirgalinta doorashooyinka dadban ee heer Dowlad Gobaleed ee Jubbaland ayaa sidoo kale soo bandhigay jadwalka doorashada xubnaha Aqalka sare ku matalaya Jubbaland.

Halkan ka Akhriso Magacyada Musharaxiinta iyo Jadwalka Doorashada

 

 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Itoobiya oo Eedeymo culus u jeedisay Dalalka Masar iyo Sudan xili uu fashilmay Shirkii Kongo

Cabdi Cade

Ikraan Tahliil Hooyadeed: “Farmaajo ayaa weli hortaagan in la baaro kiiska Ikraan tahliil”

Caydiid Ali

Ogow Dambiga uu Ronaldo ku sameeyay gudaha Sacuudiga iyo ciqaabta adag ee lagu muteysto

Cabdi Cade
Taboola Ads ---