Allbanaadir.com
HIRSHABELLENEWS

Madaxdii hore ee dalka iyo Masuuliyiin kale oo waqti ku qaatay Xeebta Cadale (Sawirro)

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen Madaxweynayaashii hore ee Dalka Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta socod ku lug ah ku maray bartama magaalada  Cadale iyagoo Madaxda waqti nasiino ah ku qaatay xeebta cadale.
 
Madaxweynayaashii hore ee Dalka ayaa ku amaanay Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle sida ay uga go’an tahay in bulshada degmadaan laga saacido adeegyada muhiimka ah oo ay u baahan yihiin.
 
Degmada qadiimiga ah ee Cadale oo ah degmo xeebeed dadkeedu ilbax ah ayaa dhowaan laga dhagax dhigi doonaa mashaariic muhiim u ah bulshada degmada cadale.
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Madaxwayne Cagjar oo lagu soo dhoweeyey caasimada Degaanka Oromada (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Cilad Weyn oo ku timid Telfoonada Casriga ee iPhones

admin

Xisbullah oo weerar culus oo sababay dhimasho iyo dhaawac ku qaaday Israel

Cabdi Cade
Taboola Ads ---