Allbanaadir.com
NEWS

Jadwalka cusub Doorashada Xildhibaanada labada Aqal oo la shaaciyay (Akhriso)

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federal (GDHF) ayaa soo saaray jadwalka cusub ee doorashada Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ee lagu wado in ay ka dhacaan dowlad goboleedyada dalka.

Qoraal kasoo baxay guddiga Doorashada ayaa lagu sheegay in xil iska saareen  hirgelinta doorashooyin degdeg ah, waqtigooda ku dhaca, xor iyo xalaal ah iyo baahida loo qabo in la bilaabo geeddi-socodka doorashooyinka iyada oo laga hor tegayo dib u dhac dambe.

Guddiga doorashada ayaa sheegay in jadwalkan uu yahay kan ugu dambeeya ee doorashooyinka iyadoo la raacayo shaxda doorashada 29 Juun, habraacyaddii 17 Sebtember iyo 27 Maajo lagu heshiiyay oo ay si wada jir ah u wada saxiixeen dhammaan madaxda maamullada Dowlada federaalka Soomaaliya.

Halkan ka Akhriso jadwalka cusub ee doorashada

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Fahad Yaasiin oo Xamse Barre kula taliyay saddex arrin in midood sameeyo !

Cabdi Cade

Wasiiro iyo dad kale oo ku dhintay shil diyaaradeed (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade

Xuutiyiinta oo soo riday diyaarad qaali ah oo Mareykanka leeyahay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---