Allbanaadir.com
JUBALANDNEWS

Jubbaland oo amar dul dhigay Ganacsatada Dekadda Kismaayo Isticmaasha

Wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa amar ku siisay dhamaan ganacsatada Jubbaland ee wax kala soo dega iyo kuwa wax ka dhoofiya Dekadda Kismaayo in ay inay ay qaataan ruqsadda ay wasaaraddu bixiso.

Qoraal kasoo baxay Wasaarada ganacsiga iyo warshadaha Jubbaland ayaa lagu faray ganacsatada in marka hore qaataan ruqsada ay wasaarado  bixiso hadii kale aan loo ogolaan doonin in wax kala soo degaan dekadda ama ka dhoofiyaan.

Halkan ka Akhriso Qoraalka Wasaarada kasoo baxay

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Somalia oo ashtako ka dhan ah dowlada Imaaraadka u gudbisay Golaha ammaanka ee QM (Akhriso)

Caydiid Ali

Sidee maanta Ciidul fitriga looga dabaaldegay Magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka?

Caydiid Ali

Wiil la dhashay Taliyihii hore ee Nabad Sugida Qaranka oo Muqdisho lagu dilay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---