Dowlada Federaalka iyo dowlad Goboleedyada oo Heshiis cusub gaaray (Akhriso)

Shir looga hadlayay tayeynta iyo daadejinta adeegga Waxbrashada Soomaaliya oo u socday Wasaaradaha waxbarashada Dowlada federaalka Soomaaliya iyo kuwa dowlad goboleedyada ayaa shalay lagu soo gabo gabeeyay magaalada Garawe.

Gabo gabada shirka ayaana laga soo saaray war saxaafadeed lagu cadeeyay qodobadii ay ku heshiiyeen Wasaarada Waxbarashada iyo tacsiilnta sare ee dowlada federaalka iyo wasaaraha waxbarashada dowlad goboleedyada.

Shirka ayaana lagu heshiiyay qodobo ay kamid ahaayeen In la aas aaso Golaha Iskaashiga iyo Wadatashiga Wasaaradaha Waxbarashada, iyo in la mideeyo qalfoofta manhajka (Curriculum Framework), loona saaro guddi farsamo midaynta Qalfoofka Manhajka.

Halkan ka Akhriso Qodobada Heshiiska oo dhameestiran

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -