Allbanaadir.com
NEWS

Bushaaro Muhiim ah oo loo hayo Qurbo Joogta Soomaaliyeed

Markazka Al-ikhlaas waa dugsi quran oo online ah oo loogu talo galay qurba joogta soomaaliyeed, meelkasta oo ka joogaan caalamka .Dugsiga waxa wax ka baran kara caruurta iyo dadka waawayn labadaba.

Dugsiga waxa aad ka helaysaa maamul iyo macalimiin tayo leh oo u tababaran maadooyinka ay dhigayaan iyo manhaj waxbarasho oo dhamaystiran oo bilaw ,dhexdhexaad iyo dhamaystirba leh ,dugsigu waxa uu kaa caawinayaa inaad heshid waxbarasho Online adoo gurigaaga jooga .

Maadooyin dugsiga lagu barto waxaa ka mid ah :-

  • Qur’an tajwiid lagu baranayo
  • Higaad
  • Ducooyin(adkaar)
  • Tafsiir quranka
  • Axaadiis
  • Luuqada carabida
  • Fiqhi
  • Siirada rasuulka scw .
  • Caqiiqadada
  • Tarbiyada carruurta iyad oo la barayo tukashada salaada ,xaqa waalidka ,xaqa mujtamaca iwm .

Wixii faahfaahin nagala soo xidhiidh

Whats app:+252634811344.

Skype : :+252634811344

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Ilhaan Cumar oo markii ugu horeysay karbaashtay Madaxweyne Donald Trump

Caydiid Ali

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Xoghayaha Difaaca Dowladda Mareykanka

Cabdi Cade

(Sawirro) Dibed baxayaal Israailyiin ah oo is’ hortaagay kolonyo gargaar u waday Gaza

Caydiid Ali
Taboola Ads ---