Allbanaadir.com
NEWS

Cabdi Xaashi oo Digniin kasoo saaray ku dhaqanka Shuruuc aan soo marin Aqalka sare

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka federaalka Mudane  Cabdi Xaashi Cabullaahi ayaa digniin ka soo saaray ku dhaqanka shuruuc iyo dhismaha hey’addo sharci darrro ah oo aan soo marin Aqalka Sare.

Sharciyadan uu digniinta kasoo saaray Gudoomiyaha aqalka sare ayaa gaaraya  illaa lix sharci iyo hey’addo la ansixiyay intii ay jirtay Xukuumadda Xil gaarsiinta.

 

Related posts

Farmaajo: “Xassan Shiikh wuxuu dalka u jiheeyey Qalalaase cusub”

Caydiid Ali

DF oo ka hadashay Warar laga faafiyey Agaasimaha hey’adda Socdaalka (Akhriso)

Caydiid Ali

Duqa Muqdisho oo deegaan Beeleed u magacaabay Xaafad katirsan Muqdisho (Akhriso)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---