Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Midowga Musharaxiinta oo War ka soo saaray kala shaandheynta guddiyada doorashada

Midowga Musharaxiinta oo goor dhoweyd War ka soo saaray Muqdisho ayaa soo dhoweeyay shaqada hordhaca ah oo ay qabteen Guddiga xaqiiqo raadinta ah ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaaraha ee loo xil saaray kala shaandheynta xubnaha dacwada laga keenay ee guddiyada doorashada heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed.

“Si shaqada guddiga xaqiiq raadinta ay u noqoto mid keenta xal mira dhala, wuxuu Golaha dalbaday in guddiga si daahfuran oo madax bannaan u soo bandhigo habraaca iyo hannaanka loo maray kala shaandheynta xubnaha cabashada laga keenay” ayaa lagu yiri qoraalka oo sidatan hoose u qornaa:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

https://youtu.be/qZOQRKFr5Vc

Related posts

Diblomaasi ka faallooda arrimaha geeska Afrika oo shaki Weyn ka muujiyay Kulankii Nairobi

admin

Dowladda Mareykanka oo Muuse Biixi kala hadashay colaada Laascaanood iyo Arrimo kale (Sawirro)

Cabdi Cade

Jaaliyadda Karanle ee Geeska Afrika oo War ka soo saartay dilalkii Gaalkacyo iyo Xiisada Belad-weyne

Caydiid Ali
Taboola Ads ---