Allbanaadir.com
JUBALANDNEWS

Madaxweynaha Jubbaland oo xil culus u magacaabay Eng Cabdi Xuseen Maxamed

Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa loogu magacaabay  Eng Cabdi Xuseen Maxamed in uu noqdo Gudoomiyaha gudigga qoxootiga iyo barakacayaasha Jubbaland.

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa ku sheegay wareegtada uu soo saaray in uu Gudoomiyaha cusub ugu magacaabay gudigga qoxootiga iyo barakacayaasha Jubbaland sidii uu xal waara ugu heli lahaa arimaha qaxootiga iyo barakacayaasha.

Halkan ka Akhriso Wareegtada Madaxweyne Axmed Madoobe

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

https://youtu.be/D3TIgY4PDkQ

Related posts

Galmudug oo Cadeesay Mowqifkeeda ku aadan khilaafka cusub ee soo kordhay (Akhriso)

Cabdi Cade

Wasaaradda Arrimaha dibadda Itoobiya oo mar kale u geftay Soomaaliya (Arag Caddeyn)

Caydiid Ali

Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo War soo saaray amaana u jeediyay ciidanka ….

Cabdi Cade
Taboola Ads ---