Allbanaadir.com
MUQDISHONEWSSOUTH WEST

Sidee maanta looga ciiday Magaalada Baydhabo ee gobolka Bay? (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Gudoomiyaha Baarlamanka Koonfur Galbeed Mudane Cali Saciid fiqi ayaa Salaada Ciidul Fidriga Madaxtooyada kula Tukaday qeybaha kala duwan Bulshada iyo Goliyaasha Dowlada.

Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa munaasabada Ciida awgeeda waxa uu waqti la qaatay ka qeybgalayaasha Salaada Ciida Fidriga.

Lafta-gareen ayaa Hambalyo u diray Dhamaan Muslimiinta gaar ahaan bulshada Reer Koonfur Galbeed isagoo uguna hambalyeeyey munaasabadda Ciidul Fidriga ugu baaqay in loo naxariisto dadka danta yar.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Joe Biden oo Murugo kusoo dhaweeyay Meydadka Askartii looga laayay Kabul (Sawirro)

Cabdi Cade

Qoyska Jamal Khashogi oo shaaciyay in cafiyeen dadkii dilay Aabahood

Cabdi Cade

Saciid Ciise: “Waxaad arkeysaa dad la dagaalamay kelitalis oo raba iney noqdaan kullitalis”

Caydiid Ali
Taboola Ads ---