Allbanaadir.com
MUQDISHOMUUQAALONEWS

(Akhriso) Wasaaradda Arrimaha Gudaha DF oo War ka soo saartay doorashada dalka

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS, Wasaaradda ayaa sheegtay iyadoo fulinaysa awaamiirta Wasiirka koowaad ee Xukuumadda Federaalka ee Soomaliya, waxay ugu baaqaysaa dhinacyada ay quseyso in ay bilaabaan dardar-galinta Nidaamka Doorashada Dalka ee uu saldhig u yahay hishiiskii 17 Sept 2020 ee lagu gaaray Magaalada Muqdisho.

Sidoo kale waxay Wasaaraddu ugu baaqday dhammaan daneeyayaasha doorashada dalka in ay u diyaar garoobaan doorasho jawi nabdoon ku dhacda, sida uu faray Wasiirka kowaad ee Xukuumadda Federalka Soomaaliya.Wasaaradda Arimaha Gudaha Soomaliya ayaa ku baaqday in loo Diyaar Garoowo Doorasho.

HOOS KA AKHRISO

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

https://youtu.be/xfX6h5CmmOk

Related posts

Ugandha oo USA ka dalbatay magdhow askartii looga dilay Somalia

Caydiid Ali

Isbadal lagu sameenayo magaca loogu yeero madaxda ugu sareysa maamul goboleedyada

Cabdi Cade

Xiliga uu furmayo Kalfadhiga 6aad ee Golaha Shacabka oo la shaaciyay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---