Koonfur Galbeed oo ka laabatay taageeradii ay horey ugu muujisay Muddo kororsiga

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka laabatay taageeradii ay horey ugu muujisay muddo kororsiga Farmaajo.

Qoraal ka soo baxay Maamulka Koonfur Galbeed ayaa soo dhaweysay Go’aankii ay muddo kordhinta ka qaateen madaxda Galmudug iyo Hirshabelle iyo taageerada uu muujiyay  Ra’iisul Wasaare Rooble, iyagoona caddeeyay inay taageersan yihiin Go’aanka.

Koonfur Galbeed ayaa lagu sheegay inay ka go’an tahay in dalka la badbaadiyo, isla markaana la qabto doorasho Deg-deg ah oo heshiis lagu wada yahay

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -