Cali Guudlaawe oo xilka ka qaaday Masuul ka tirsan Maamulka gobolka Hiiraan

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Ali Gudlawe Hussein (Guudlaawe) ayaa Xilkii ka qaaday Gudoomiye Ku-Xigeenkii Arrimaha Amniga Maamulka Gobolka Hiiraan Mudane Maxamed Meeris Isaaq, kadib wareegto kasoo baxday Xafiiskiisa.

Cali Guudlaawe ayaa xilkaas u magacaabay Mudane Axmed Cusmaan Cabdulle (Axmed Inji) sida ku xusan wareegtada oo sidan u qorneyd:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -