Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Qarax goor dhow ka dhacay qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho

Qarax xoogan ayaa goor dhoweyd oo barqadii ah ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo jugtiisa si xoogan looga maqlay inta badan magaalada.

Warar hordhac ah oo soo baxaya ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhacay nawaaxiga saldhiga Booliska Afar-irdood oo ku yaalla bartamaha Suuqa degmada degmada Xamar-weyne.

Qof ayaa isku qarxiyay inta u dhaxaysa Mogadisho Mall iyo Saldhiga afar irdood, sida ay sheegayaan wararka soo dhacaya.
Qofkan ayaa qarxay, iyadoo ay cayrsanayaan Ciidamadda Ammaanku. Kadib markii laga shakiyay ka hor intuusan qarxin.

La soco wixii soo kordha

https://youtu.be/A9QUI6pzZHE

Related posts

Wiil uu dhalay Madaxweynihii hore ee Uganda oo kunool Duleedka Muqdisho (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade

Golaha ammaanka ee QM oo Eritreya ka qaaday cuno-qabateyn saarneyd 10 sano

Caydiid Ali

Somalia oo marti gelineysa shir caalami ah oo 14 dowladood ay ka qeyb galayaan

Caydiid Ali
Taboola Ads ---