Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Wasiir ka tirsan dowlad goboleedka Hirshabelle oo xilka laga qaaday (Wareegto)

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaaday Wasiirkii Maaliyadda Hirshabeelle Mudane Cabdishakuur Maxamed Xasan.

Guudlaawe ayaa Wasiirka Wasaarada Maaliyada iyo Horumarinta Dhaqaalaha u Magacaabay Mudane Dr. Maxamed Maxamuud Cabdulle (Maxamed Dheere ).

Lama Sheegin sababta xilka looga qaaday Wasirkii Maaliyada Hirshabelle.

Hoos ka akhriso Wareegtada

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Al Shabaab oo sheegatay Masuuliyada Qarax lagu dilay Faarax Ciise Samatar 

Cabdi Cade

(Akhriso) War-Murtiyeed laga soo saaray kulamadii Uhuru Kenyatta & Muuse Biixi

Caydiid Ali

Wararkii ugu dambeeyey dagaal qaraar oo ka dhex socda Azerbaijan iyo Armenia (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---