Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Midowga Musharaxiinta oo shaaciyay ineysan Farmaajo u aqoonsaneyn Madaxweyne

War saxaafadeed ay soo saareen Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa waxay ku shaaciyeen in wixii ka bilowda 8 February 2021 aanay Madaxweyne Farmaajo u aqoonsaneyn Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyagoo ku baaqay in la dhiso Gole Qaran oo ay xubno ka yihiin Guddoomiyeyaasha labada aqal, Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada, wakiilo ka socda Musharaxiinta iyo Bulshada rayidka.

“Laga bilaabo 8 February 2021 Golaha Midowga Musharaxiinta uma aqoonsana Maxamed C/llaahi Farmaajo inuu yahay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka, Goluhu wuxuu ka soo horjeedaa muddo kororsi” Warkooda wuxuu u qornaa sida hoos ku xusan :-

Related posts

(Sawirro) Dagaalyahanada Xisbullah oo 60 gantaal ku garaacay gudaha Israel

Caydiid Ali

Shacabka Israel oo fariimo cabsi gelin ah loogu diray Mobilada

Caydiid Ali

Somaliland oo lagu eedeeyay in ay dileen Maxaabiis ay ku qabteeb dagaalka Laascaanood

Cabdi Cade
Taboola Ads ---