Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

C/kariin Guuleed oo qoraal cajiib ah ku faaqiday dhamaadka xilliga Farmaajo

Musharax Madaxweynaha C/kariin Xuseen Guuleed, sidoo kalena horey u noqday Madaxweynaha Galmudug ayaa bulshada Soomaaliyeed la wadaagay qoraal uu si guud ugu milicsaday nidaamkii Madaxweyne Farmaajo oo muddo xileedkiisa saacado ka harsan tahay.

“Iyadoo ay muddo xileedka Madaxweyne Farmaajo ka harsan tahay saacado kooban,  ayaan waxaan jecleystay inaan bulshada Soomaaliyeed la wadaago qormo  aan ugu magac daray “Afartii sano ee Siyaasaddii ismoog 2017- 2021” taasoo si guud u milicsaneysa nidaamkaas xukun” ayuu yiri C/kariin Guuleed oo qoraalkiisa soo dhigay bartiisa facebook sidaana u qornaa:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Axmed Madoobe oo Qaabilay Dhalinyaro Dalxiis u tagtay Kismaayo (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade

Villa Somalia oo Fashil iyo Walaac lasoo darsay iyo Qorshayaal aysan ku farxin oo socda !

Cabdi Cade

Duulimaadkii u horreeyay ee Israa’iil iyo Qatar oo ka degay magaalada Doha (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---