Allbanaadir.com
NEWS

Fariimo cusub oo caawa loo diray Xildhibaanada Golaha shacabka Somalia

Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ee Muddo Xilleedkiisu Dhammaaday ayaa loo diray farriin cusub

Fariinta ayaa Xildhibaanada ku wargelisay in beri oo Isniin ah, kuna beegan 08 Febraayo uu jiro kulanweynihii Golaha Shacabka.

Agendaha kulanka looga hadlayo ayaa xildhibanada loogu sheegay iney yihiin labo qodob oo kala ah:-

– Akhrinta 3aad ee Wax ka bedelka sharciga Waxbarashada Heerka 1aad, 2aad iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya

– Warbixin ku saabsan waxqabadkii 100 maalmood ee xukuumada RW Rooble oo loo qeybinayo xildhibaanada.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Booliiska oo Muqdisho ku qabtay nin baxsad ahaa oo dhibaato geestay

Cabdi Cade

Jubbaland oo ka codsatay Madaxweyne Xasan Sheekh in gacantooda kusoo celiyo Gedo

Cabdi Cade

Maxaa loga hadlay kulankii maanta ee Golaha Aqalka sare?

Caydiid Ali
Taboola Ads ---