Allbanaadir.com
NEWS

Midowga Musharaxiinta oo War kasoo saaray Jadwalka Doorashada ee la shaaciyay

Golaha Midowga Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa kahor yimid Jadwalka Doorashada Xildhibaanada labada aqal oo galabta shaaciyeen Guddiga Doorashada Heer Federaal.

Qoraal ay soo saareen Musharaxiinta ayey ku cambaareeyeen go’aanka guddiga lagu muransan yahay ku shaaciyeen jadwalka doorashada Xildhibaanada Aqalka sare iyo aqalka hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Golaha Midowga Musharaxiinta ayaana uga digtay Dowlada federaalka Soomaaliya in ay ku dhiirato qabsoomida doorasho aan la isku raacsaneyn ay tilmaameen musharaxiinta in ay ka dhalan karto xasilooni daro .

Halkan ka Akhriso Qoraalka Musharaxiinta

Related posts

Masaajid dumintiisa uu dhiig badan ku daatay oo lagu bedelay Macbad (Sawirro)

Caydiid Ali

Shirkad Dhiseysa Dekedaha Baraawe iyo Marka oo Heshiis lala saxiixday

Cabdi Cade

Madaxweyne Farmaajo oo kulan deg deg ah la qaatay Senator Cabdi Qeybdiid

admin
Taboola Ads ---