Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Akhriso Magacyada) Guddiga Badbaadada Doorashooyinka oo hogaan cusub doortay

Guddiga Badbaadada Doorashooyinka Qaranka ee dhawaan ay magacaabeen golaha midawga musharrixiinta ayaa maanta Muqdisho ku yeeshay kulankoodii ugu horreeyay kaasoo ay ku doorteen hogaan cusub

Xubnaha guddiga oo ka kooban 28 ayna ku jiraan wasiirro hore ayaa guda gelay shaqadooda, waxayna iska dhex doorteen guddoon hoggaamiya inta ay ku guda jiraan shaqooyinka loo igmaday ee ay ugu horreyso ka shaqeynta hannaanka lagu badbaadinayo doorashooyinka qaranka, waxaana hogaanka cusub ay kala yihiin:-

1) Guddoomiyaha Guddiga Yuusuf Xasan Mursal.

2) Gudoomiye Ku-xigeen:  C/llaahi Maxamed Aadan (Farey)

3) Xoghaye: C/fitaax Maxamed Dhicis.

4) Afhayeen: C/llaahi Cabdi Max’ed (C/llaahi Taleefan)

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Ciidanka Itoobiya oo bilaabay iney ka baxaan dhul ay muddo dheer xoog ku heysteen

Caydiid Ali

Laacib caan ah oo deeq loogu talo galay Ramadaanka siiyey Somalia & dalal kale

Caydiid Ali

Nin Gudoomiye kasoo noqday Degmada Buulo Burte oo la dilay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---