Raisul Wasaare Rooble oo soo saaray Warqad kusocota Madaxda Maamul Goboleedyada (Akhriso)

- Advertisement -

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo saaray warqad ku Socota Madaxda dowlad goboleedyada Dalka ka jira.

Warqada ayaa loogu sheegayay Madaxda dowlad goboleedyada in Gabo gabo tahay waqtigii loo qorsheeyay in lagu soo magacaabo xubnaha guddiga doorashada heer federal iyo guddiga xalinta khilaafaadka.

Raisul Wasaare Rooble ayaana sheegay waqtigii horey loo qorsheeyay in guddigan  lagu soo magacaabo dib u dhacday lagana rabo maamulada in xubnaha laga doonayo kusoo magacaabaan kahor 20ka bishan October.

- Advertisement -