Allbanaadir.com
NEWS

Dowlada Imaaraadka Carabta oo Fariin adag u dirtay Dowlada Turkiga

Wasiiru-dowlaha  xarrimaha dibadda ee Isutagga Imaaraatka Carabta Anwar Gargash ayaa igu baaqay dowlada Turkigu in ay joojiso faragelinta ay  ku hayao arrimaha Carabta.

Anwar Gargash ayaa si kulul u dhaleeceeyay hadalladii ka soo yeeray wasiirka gaashaandhigga ee Turkiga kaa oo dowlada Inaaraadka ku eedeeyay in faragalin ku heyso arrimaha Libya.

“Cilaaqaadyada laguma maareeyo hanjabaado, mana jirto meel aqbaleysa khiyaanooyinka gumeysiga cusub,” ayuu boggiisa Twitter-ka ku qoray Anwar Gargash.

  1. Dowlada Turkiga ayaa taageerta dowlada Qaramada Midoobay aqoonsan tahay ee Liibiya halka Imaaraadka iyo Masar taageeraan maleeshiyaadka uu hogaamiyo Khalifa Haftar.

Related posts

Musharaxa Joe Biden oo haweeney Madow ah u xushay Madaxweyne ku-xigeenkiisa

Caydiid Ali

Maxay ka wada hadleen RW Somalia iyo Shiikha Al-Azhar Dr. Axmed Al-tayib? (Sawirro)

Caydiid Ali

Israa’iil oo dalab cusub u gudbisay Mareykanka & Biden oo shaki ka muujiyey

Caydiid Ali
Taboola Ads ---